Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si rasmi ah xariga uga jaray sheybaar cusub oo casri ah kaasoo loogu talagalay horumarinta beeraha.
sheybaarkan oo ah midkii ugu horreeya ee tayadiisa oo kale leh, waxa uu leeyahay shahaadooyin caalami ah, waxaana hirgeliyeen ganacsato Soomaaliyeed kuwaasoo ay ka go’antahay horumarinta wax soo saarka gudaha.
Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa faah-faahinaya