Shir looga hadlayay horumarinta Dhallinyarada oo lagu qabtay magaalada Kampala.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kampala ee caasimada Dalka Uganda ayaa lagu qabtay shir ay soo qaban qaabiyeen ururka mideynta bulshada oo ah mid ka dhisan dalka Canada waxaana Marti galinaysay sanadkan dawlada dalka Uganda.

Shirwaynaha ayaa ah mid sanadkiiba hal mar la qabto kaas oo diirada lagu saaro hormarka kala duwan ee bulshada, waxaana sanadkan diiradda lagu saarayay sidii kor loogu qaadi lahaa fursadaha Dhalinyarada iyo sidii xooga loo saari lahaa hormarintooda.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa