Dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay halista daawooyinka ay isku cadeeyan haweenka.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdirisaaq Maxamed Nageeye oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in sameyn caafimaad oo daran ay ka dhalato isticmaalka daawooyinka ay isku cadeeyaan haweenka.

Dhibaatooyinkan ayaa waxaa ka mid ah maqaarka jirka oo khafiif, maqaarka oo midabkiisa kala duwanaado, qofka oo xasaasiyad ka qaada taasoo horseeda cuncun, gadgaduud, jeex jeex, difaaca jirka oo yaraada islamarkana aysan u adkeysan karin qoraxda iyo nabaro ka soo baxa.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya