Culimada Baladweyne oo ku baaqay joojinta isticmaalka 1XBET.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Macalin Yaxye Macalin Yaquub oo kamid ah Culimada Gobolka Hiiraan ayaa dhalinyarada uga digay istcmaalka apka 1xpet.

Waxaa uu sheegay in uusan wanaagsaneyn dhaqaalaha iyo caafimaadka dhaqaalaha laga helana uu xaraan yahay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya