Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xirfadaha kala duwan ee gacanta ayaa waqtigan barashadoodu muhiim tahay qaybaha kala duwan ee bulshada gaar ahaana Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka.
Iyadoo laga duulayo Horumarinta Aqoonta Dhalinyarada iyo Haweenka ayaa Magaalada Kismaayo waxaa laga hirgaliyay ilaa dhawr xarunood ku waas oo haweenka iyo Dhalinyarada lagu baro xirafadaha kala duwan ee gacanta islamarkaana ah kuwo si lacag la’aan ah wax looga barto.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya