Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaannka Tagaabeeye oo hoos yimaada Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kormeer loogu kuur galayo baahiyaha ka jira deegaankaas ku tagay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.
Bu;shada deegaankaas ayaa sheegay inay u baahanyihiin in laga taageero adeegyada Aasaasiga ah sida waxbarashada iyo caafimaadka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa