Tababar ku saabsan sharciga Biyaha caalamiga ah oo lagu qabtay Muqdisho.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha ee XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay tababar ku saabsan sharciga Biyaha caalamiga ah ee International Water Law.

Tababarkan oo ah mid muhiim ah ayay ujeedadiisu ahayd in kor loogu qaado awood iyo fahamka shaqaalaha iyo hawlwadeenada heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed si ay u fahmaan mabaadida caalimigaa ee biyaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya