Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili degaano ka tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud ee Dowlad Goboleedka Galmudug ay ka jiraan colaado u dhaxeeya beelaha wada daga ayaa culima u diinka Galmudug waxa ay ku baqeen in dadaalo lagu bixiyo joojinta colaada beelaha.
Sheekh Cali Axmed Maxamuud oo ka mida culimada ugu caansan Deegaanada Galmudug oo Dhuusamareeb kula hadlay warbaahinta ayaa madaxda Dowlad Gobooleedka Odayaasha dhaqanka iyo dhamaan qeybaha bulshada ugu baaqay iney u istagaan daminta colaadaha Deegaanka ka jira.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahinaya