Maamulka Degmada Kismaayo oo kawarbixiyay Olole Nadaafadeed oo ay Magaalada ka sameeyeen

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha waaxda Arimaha bulshada Dowladda hoose ee degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Olole Nadaafadeed oo ay magaalada ka sameeyeen.

Agaasimaha ayaa Bulshada Kismaayo ugu baaqay inay ilaashadaan nadaafada Wadooyinka Degmada si bilicda Magaalada ay u soo baxdo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa