Dhaqaale u ururinta Buundooyinka Baar-dheere iyo Buur-dhuubo oo la billaabay.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabaddan oo ku saabsanayd dhaqaale u ururinta buundooyinka degmooyinka Baardheere iyo Buur-dhuubo oo lagu qabtay degmada Baardheere waxaa soo abaabulay Gudiga Dhaqaale Ururinta iyo Dib u dhiska Buundooyinka Gobolka Gedo waxaana ka qeyb galay Maamulka degmada Baardheere, odoyaasha, ganacsatada iyo qaybaha kale ee bulshada.

Masuuliyiintii ka qayb-galay munaasabadda ayaana goobta la jeediyay kelmado iyagoo ka hadlay hawshan dhaqaale ururinta Buundooyinka iyo muhiimadda ay leedahay in dib u dhis lagu sameeyo buundooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa