Dowlada Soomaaliya oo Qorsheyneysa in Garoon diyaaradeed Cusub ka dhisto Muqdisho.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Soomaaliya ayaa duleedka Muqdisho ka dhiseysa Garoon weyn oo diyaaradeed, Garoonkaan ayaa noqon doona mid caalami ah kaasi oo Magalada Muqdishana u jiri doona 35 KM sida Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Sheegey

Garoonka Aaden Cade oo ah kan hada ugu weyn ee la isticmaalo ayaa noqdey mid xamili waayey Diyaaradaha Caalamiga ah garoonka ku soo dega sidoo kale waana mid aan Habeenkii Diyaaradaha waaweyn ku soo degi karin.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya