Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay door muuqda ka qaatan ka hortagga fatahaadaha.

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saalim Axmed Saalim oo kamid ah Beeraleyda Magaalada Jowhar ayaa dhalinyarada ugu Baaqay in la Caratuuro Goobaha uu ka Jilicsanyahay Wabiga Shabeelle ka Hor inta uu San Biyo Keenin Xilliga Tacabka ka Hor.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahinaysa