Deegaanka Buulo-bartire oo laga sameeyey geeddi-socodka lagu qiimeynayo xaaladda Amniga Jubbaland

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga gudaha iyo masuuliyiin uu horkacayo ayaa gaaray deegaanka Buulo-bartire ee waqooyiga Kismaayo, Kulanka waxa uu ku saabsanaa Geedi Socodka cusub ee lagu qiimeynayo Xaalada Amniga Jubbaland iyadoo si qaas ah diiradsa loo saarayo bad-qabka Shacabka Amniga Bulshada, wada shaqeynta shacabka iyo Hay`addaha Amniga iyo Kalsooni Abuurka bulshada iyo Ciidanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya