kulan looga hadlayay xaaladaha deg-degga ah ee Bini’aadanimo oo lagu qabtay Kismaayo.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dawladda Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka billaha ah, oo ah mid bishiiba mar la iskaga xogwaraysto arimaha bini’aadanimo ee kasoo cusboonaada deeganada Jubbaland.

Kulanka ayaa intuu socday looga hadlay xaalado bini’aadanimo oo kaso cusboonaaday qaar kamida deegaanada Jubbaland iyo sidii gargaar loo gaarsiin lahaa deegaanadaasi.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya