Shaxda Ay Ku Ciyaari Karaan Kooxaha Man United Iyo Man City.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxaha Man United iyo Man City ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo ka tirsan Community Shiled-ka.

Labada kooxood ayaa kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya ku guulaysiga koobka ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Man United ayaa si weyn ugu dhibaatoonaysa dhaawacyo ka hor kulanka waxana ka maqnaan doona xiddigo badan.

Dhinaca kale Man City ayaa ku hubaysan xiddigaha ugu muhiimsan kooxda waxana ay isha ku hayaan in ay guul gaadhaan kulanka.

Shaxda ay labada kooxood isaga hor iman karaan kulanka maanta:

Man City: Ortega; Lewis, Dias, Akanji, Gvardiol; De Bruyne, Kovacic; Bobb, Silva, Grealish; Haaland

Man United: Onana; Dalot, Evans, Martinez, Amass; Casemiro, Mainoo; Amad, Fernandes, Rashford; Zirkzee