Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo ka hadashay sidii loo tayeen lahaa Hay’addaha Dowladda

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adaha dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa sare loo qadaayaa tayentooda si bulshada looga faa’iideeyo mashaariicda laga wado deegaanada Jubbaland waxana howhaashi wato Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland. Fardowsa Axmed Cabdi