Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xeer ilaaliyaha guud ee dawlad goboleedka KGS abuukaate aadan muqtaar oo uu waheliyo gudoomiyaha degmada baraawe ahna duqa magaalada mudane cumar sheikh abdi shafaana ayaa maanta furay wacyi galin ku saabsan habka bulshada cadaalada u raadsan laheed waxaana loo furay dhamaan bulshada ku nool degmada baraawe.
Wacyi-galinta ku saabsan habka bulshada cadaalada u raadsan laheed ayaa soconaya mudo labo maalmood ah.
Gudoomiyaha degmada baraawe ahna duqa magaalada mudane cumar sheikh abdi shafaana ayaa soo dhaweeyay Wacyi-galinta.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa