Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa wadda shorshayaal sanadkaan 2024 la doonayo in lagu horumariyo garoomada diyaaraha degmooyinka Jubbaland.
Garoomada Diyaaradaha ee la doonayo in dibu habeynta lagu sameeyo waxaa kamid ah Garoonka Diyaaradaha Raaskaanbooni kan Degmada Dhoobley iyo sido kale Garoonka Diyaaradaha Degmada Garbahaarey oo dhimihiisa la balaarinayo sida uu Sheegay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Jubbaland Cabdullaahi Dhubad Shiil.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya