Macalimiinta Iskuulka Goobweyn oo Wajahayo Caqabado dhanka Mushaarka ah.

0
81

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka hoose dhexe ee deegaanka goobwayn oo la aas aasay sandkii 202 ayaa waxaa wax ka barta arday ay tiradoodu gaarayso ilaa Todobo boqol ku waas oo wiilal iyo gabdho iskugu jira .

Iskuulka goobwayn ayaa waxaa uu saamayn lixaad leh kala kulmay fatahaadi wabiga Jubba uu dhamaadka sanadkii 2023 ka gaystay deegaanka ayadoo qayb iskuulka ka mid biyaha fatahaadu ay wax yeeleeyen ‘dhanka kale iskuulka waxaa ka jira caqabdo ay ka mid yihiin Macaliminta iskuulka wax ka dhiga oo yar iyo sido kale mushaarka ay qataan oo ah mid aan ku filnayn.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya