Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sare u kac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo kalluunka Noocyadiisa kala duwan ee Suuqyada Magaalada Muqdisho.
Sare u kacan ku yimid qiimaha la iibiyo kalluunka ayaa waxaa sababay maadaamaa lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan bulshada ay aad u iibsanayaan islamarkaana bada laga waayay kalluunkii laga keeni jiray.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa