Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Marka Bisha Ramadaan la gaaro Kawaanada lagu iibiya qeybaha kala duwan ee hilib Magaalada Baydhabo waxaa is bedela qiimaha Hilibka Noocyadiisa kala duwan maadama ay Bulshada si weyn u iibsato waxayna taasi shaqo abuur ka hela dhalinyaro fara badan lacag fiican ka sameeya taas oo Nolosha qoysaskooda wax uqabta.
Qaar ka mid ah dhalinyarada iibisa hilibka ee Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa waxey fah-faahin ka bixiyeen sida ay tahay shaqadooda waqtigan caqabadaha mararka qaar Ganacsigooda soo wajaha iyo xiliyada ay faa’idaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa