Haweenka Caanaha ku iibiya magaalada kismaayo oo kawarbixiyay caqabadaha ay la kulmaan.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa tan iyo burburkii dalka waxaa ay Masuuliyad Iska saareen Korinta Caruurtooda,waxayna ka qayb qaateen biilka reerka iyaga oo qabta shaqooyin kala duwan si ay u maareeyaan nolasha Qoysaskooda.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa