Maamulka Jowhar Oo Sheegay In Magaalada Laga Hirgalin doono Goobo Loo Dalxiis Tago.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Maamulka Golaha  deeggaanka Degmada Jowhar  ahna duqa magaalada  Cusmaaan Maxamed Muqtaar ayaa balanqaaday in degmada Jowhar ay yeelaneeyso goobo loo dalxiis tago kadib kulan ay yeesheen xubno kasocday xildhibaano isgu jiro heer Federal,heer State iyo marti sharaf kale.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa