Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabad waarta oo aynu helnaa waxay inooga baahan tahay isku soo dhaweynta iyo midaynta hab-fikirka bulshada, jihaynta iyo hagidda dadkeena.
isku xirnaanta Maamulka iyo Bulshada ayaa waxa ay door weyn ka qaadaneysaa Horumarinta maamul wanaaga iyo Nabadda sida daboolida baahiya laxarira dhinaca adeegyada bulshada ah oo ay nabadu ka kow tahay.
Qaar kamid ah bulshada magaalada dhoobley ayaa ka hdalay sida bulshadu loogu baraarujin karo horumarinta nabada iyo maamul wanaaga.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa