Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Baraha bulshada ay ku xiriiraan waa il horumar iyo magacba ay ka sameeyaan dad badan marka loo adeegsado wado ku gaarista guusha
istcmaalka baraha bulshada waxa ay suura gelisaa barashada culumta nuucyadeeda kala duwan adiga oo aan u tagin xarun waxbarasho.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa