Ururka Naafada Degmada Jowhar Oo Codsaday in la garab istaago.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Ururka Naafadda Degmada Jowhar xasan Xaaji ayaa ka codsaday maamulka,Hey,adaha iyo bulshada ku nool  gobalka Sh/dhexe in loo qareemo dadka naafada iyo danyarta intaba ,xilli ay fooda nagu soo heyso bisha barakeeysan ee ramadaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya