Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isboortigu wuxuu awood u leeyahay in adduunka wax badan ka badalo. Isportisku ama ciyaaraha waxay ka shaqeeyaan dhirogalinta islamarkana ay door weyn ka qaataan in dadka midoobaan maxaa yeelay waxqabadka isboortiga waxaa loo tixgeliyaa inuu yahay cunsur fududeynaya nabadda iyo horumarka.
Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool degmada dhoobley ayaa kawarbixiyay sida ay ciyaaraha kubada cagta uga qeyb qaadan karaan hormarinta nabada.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya