Biyo yari soo foodsaartay magaalada Feerfeer ee gobolka Hiiraan.

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka Degmada Feer-feer ayaa  waxaa  soo food saartay xaalad biyo yari taas oo sababtay in biyihii booyadaha lagu keeni jiray ay yaraadeen degmadane aysan laheyn wax ceel ah oo biyaha laga cabo.

Biyo la.aanta ka jirto degmada feer feer ayaa sameysay dadka iyo duunyada.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya