Shir loga hadlayay Gurmadka Dadka ay daadadku saameyeen oo lagu qabtay Kismaayo.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdirahman Maxamed Maxamuud Wasiirka Wasaaradda gar gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Gudoomiyay shirka bilaha ah ee Wasaaradda gar gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo looga hadlayay mideeynta gurmadka gar gaarka ee loo fidinayo dadka ay saameeyeen roobabka dayrta iyo fatahaada Wabiga Jubba kuwaasi oo wajahaya saamaynta ay ku reebeen fatahaada Wabiga Jubba iyo daadadka ka dhashay dhibica Roobka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaysa