Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa ka da’ay Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose iyo Deegaanno kale ee hoos yimaada.
Qaar kamid ah dadka ku dhaqan Degmada Dhoobley ayaa sheegay in ay aad ugu farxeen nimcaddaasi kadib kuleelo daran oo ka jiray Degmada iyo Deegaanada kale ee ku teetsan.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya