Degmada Doolow ee gobolka Gedo oo sameyneysa kobac dhanka Horumarka ah.

0
159
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Doolow waxaa laga furay Beerta Hanan oo isugu jirta nasasho, maqaaxi loo qalabeeyay si casri ah, Goob Jirdhiska GYM, Holka Shirarka iyo Xafladaha, PlayStation.
Waxaa xariga ka jaray Guddoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein abdi oo u weheliyo Gudoomiye kuxigeenka Aadan Barre Cali iyo
Mareeyahaa Garoonka diyaaradaha Diriye Garaane iyo Maamulka Beerta Hanan, iyadoo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Doolow.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa