Galmudug oo bilowday olole kor loogu qaadayo wax soo saarka Badda.

0
154

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda galmudug ayaa Magaalada Dhuusa-mareeb ku qabatay ololaha kor u qaadista wax soo saarka badda Kaasi oo ay ujeedkiisa tahay isku xirka kallumaysatada iyo ganacsatada.

Ololahan wax soo saarka ayaa waxaa ka qeyb galay ururka Haweenka iyo ganacsatada kallumaysatada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya