Mas’uuliyiin katirsan Gobolka Gedo oo kormeer ku tagay dhismaha wadada laamiga ah ee Baladxaawo.

0
97
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isku duwaha Wasaaradda Howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland ee gobolka Gedo Aadan Hilowle oo ay wehlinayaan Madaxa mashaariicda iyo xiriirka hay’adaha iyo Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Beledxaawo ayaa kormeeray mashruuca dhismaha waddada laamiga ah ee degmada Beledxaawo.
Masuuliyiinta oo ay kormeerka ku wehlinayeen Injineero ka socday Wasaaradda Howlaha guud iyo kuwa shirkadda dhismaha wadda ee Alad Investment ayaa u kuur galay habsami u socodka waddada laamiga ah oo si wanaagsan u socota.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya