Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa kulan la qaadatay qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Doolow.
Kulanka wasiirka iyo bulshada degmada Doolow ayaa looga hadlaayey doorka haweenka ay ku leeyihiin nabadeynta iyo isbadalka cimilada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya