Hoos u dhac kuyimid qiimaha La iibiyo Digaaga Suuqyada Beydhabo.

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo oo Caasimad KMG u ah Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in hoos u dhac kuyimid qiimahha la iibiyo Digaaga oo hilibkiisa iyo ukuntiisa ay aad u isticmaalaan bulshada Magaalada Baydhabo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa