Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo ka daah-furay naqshaddaynta guud ee Magaalada Kismaayo

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka daah-furay naqshaddaynta guud ee Magaalada Kismaayo oo muddo badan hirgalinteeda laga shaqeynayey.

Nuux Sheekh Cabdi wahaab oo madax ka ah Shirkada Dowlada kala shaqeyneysa naqshadeynta Dhulka ayaa Munaasabada ka sharaxay qaabka iyo nidaamka ay noqonayso Kismaayada cusub ee la rajeynayo in wixii hadda ka dambeeya la hirgaliyo taas oo u diyaarsan in ay ku noolaadaan dad gaaraya ilaa 5 Milyan iyo bar.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya