Maamulka Degmada Baydhabo Oo Qorsheynaya Bilaabida Wajiga Labaad dhismaha Wadooyinka.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Baydhabo oo Mudooyinkii uga danbeeyey lagu wadey dhismooyin ayaa waxey noqdeen kuwo soo saara bilicda Magalada muhiimna u ahaa isku socodka Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa faafahin ka bixiyey sida loo dhisey wadooyinka asigoona sheegey in ay wadooyinka loo kala qeybiyey goob biyo mareen ah goob ay Bulshada marto iyo ay mid Gawaarida maraan.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya