Bulshada Jowhar oo loogu baaqay in ay ka shaqeyan dib udhiska dalka.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa wadda dadaalo ku aadan sii ay uga qeyb qaadan lahayeen dib udhiska dalka

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa