Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo Gole Deegaan u dhisayo Degmooyinka Gobolka Gedo.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Maxamed Ibraahim Oogle oo ka qeyb galayay kulan ay isugu yimaadeen qeybaha kale duwan ee Bulshada iyo maamulka Gobalka Gedo oo ka dhacay Degmada Doolow ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in Gole deegaan loo dhiso Degmooyin katirsan Gobalka Gedo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa