Xarun caafimaad oo laga hirgeliyay Deegaanka Wadajir oo hoos tagta Degamada Dhoobley.

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Dhoobley oo ay weheliso Hay’adda Wasda ayaa daah furay xaruun caafimaad oo laga hirgaliyay Deegaanka Wadajir oo kamid ah Deegaanada Hoos yimaada Degmada Dhoobley.

Xaruuntan caafimad ayaa noqoneysa midii ugu horeysay oo laga hirgaliyo deegaankan islamar ahaantaana loogu adeegi doono dadka ku nool Deegaanka Wadajir iyo Deegaanada ka ag dhaw.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya