Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiye ku xigeenka guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa dhagax dhigay dhismaha wado interlock ah oo dhexmarta Degmada Dharkiinley.
Dhismaha wadadan oo dadka ku nool Degmadaasi baahi weyn u qabeen ayaa waxaa ay qeyb ka noqon doontaa fududeynta isku socodka, gaadiidka bulshada iyo bilicda Degmada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya