Maamulka Degmada Maxaas Oo Qorsheynaya dib u dhiska Iskuulada deegaankaasi.

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Maxaas Ee Gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane Ayaa waxa uu Sharaxaad ka bixiyey Muhiimada ay leedahay in laga shaqeeyo Horumarinta Goobaha Waxbarashada,Gudoomiyaha ayaa qofkasta oo ka qeyb qaadaneysa dhismaha Iskuulada u mahadceliyey isagoo dhanka kale Ku baaqey in laga qeyb qaato Sidii Degmada Maxaas u heli lahayd Ikuulo ku filan si Bulshada halkaas ku nool u helaan Goobo ay wax ku bartaan.

Khadar Axmed salaan. ayaa faah faahinaya