Magaalada Beydhabo oo laga daah furay mashuuc waxbarasho Bilaash ah.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabada daahfurka mashruuca waxbarashada bilaashka oo laga fulin doono degmooyiin katirsan koonfur galbeed soomaliya ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiinta ugu sareysa wasarada waxbarashada konfur galbeed madaxada hey’adaha ka hawl gala halkaasi iyo qaar kamid ah shaqaalaha wasarada waxbarashada kgs.

Mashruucan ayaa waxaa loog faa’idayn doonaa 1000 arday oo ay saameeyeen abaaraha.

Ugu horreyn waxaa goobta ka hadlay agaasimaha guud ee wasarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare kgs iyo mas’uul ka socday hey’ada nrc.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya