Warbixin:-Fadli intee la eeg ayaa laga helaa 10-ka Maalin ee ugu horeyso Bisha Carafo.

0
74

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bisha Dul Xija waa bisha labo iyo tobanaad ee maalintiriska Hijriga ah, bishan waa wakhtiga dadka Muslimiinta ahi ay gutaan waajibaadka Xajka, kaasi oo ka mid ah Tiirarka Islaamka, 10 maalmood ee ugu Horeeya Bisha Dul-Xijj waa maalmaha ugu fadliga badan ee Ilaahay abuuray.

Hadaba fadli intee la eeg ayaa ku jira Acmaasha la sameeyo maalmahan Sheekh Maxamed Bade oo kamid ah culimada Degmada Dhoobley ayaa kawarbixinaya.

Cabdulaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya