Warbixin:-Wacyigalinta nabada oo badata door noocee ah ayey ka qadan kartaa horumarinta Nabadda?

0
182

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guud ahaan wacyiga bulshadeena waxa uu u baahanyahay in kor loo qaado, qof walibana mas’uuliyad dheeri ah ey iska saaro, si aan horay ugu dhaqaaqno anagoo idil.Wacyiga Nabada ayaa waxaa la socda horumar iyo koboc dhinac walba taabanaya.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay doorka wacyigalinada nabadda ay ka qaadan karto Horumarinta nabada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawaramaysa