Maamulka Caabudwaaq oo isbadal ku sameeyay habkii loo qaadi jirey canshuurta.

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xog’haya Dowladda Hoose ee Maamulka Degmadda Caabudwaaq Nadiir Cabdikariin Salaad oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Caabudwaaq ayaa sheegay in labadalay Qaabkii canshuurta loo qaadi jirey loona badalay in hadda kadib canshuurta lagu qaadayo hab Online, qofka cashuur bixiyaha ahna ay u dhacayso farriin cadaynaysa in Mu’waadinkaasi cashuurtii uu bixiyay ay kudhacday Account-ka saxda ah ee loogu talagalay.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya