Mamulka Dhusmareeb oo loogu baaqay dardargalinta furitaanka waddooyinka biyo-mareenadda ah.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo muddooyinkii danbe Magaalada Dhusmareeb ay ka dayaayeen roobab dadad badan ku soo Roga qaar ka mid xafadaha Magaalada Dhusmareeb ayaa Engineer Careed Cabdi Cilmi oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada dhusmareeb kaa oo wax badan ka yaqaan cilmi waddooyinka ayaa mamulka Dowlada Hoose ee dhusmareeb iyo bulshada qeybahooda kala duwan igu baqay in ay ka qabtaan hormarinta waddooyinka iyo meelaha biyo mareenadda ah si looga fogaado dhibaatooyin biyaha ka dhasha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya