Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Baydhabo oo Soo Saarey Awaamiir La Xiriirta Amniga Maalmaha Ciida

0
228

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Baydhabo Gashaanle dhexe Mukhtaar Axmed Ibraahim oo Shir jaraar’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxaa uu Amar ka soo saarey iibinta Waxyaabaha Hubka u eg ee caruurta ku ciyaaraan Sida Qoriga oo aan lagu iibin Karin Magaalada Baydhabo asagoona sheegay inay talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono ganacaasatadii lagu Arko iyagoo iibinayo.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya