Dad danyar ah oo ku nool deegaano ka tirsan gobolka Sool oo loo qeybiyay deeq raashin ah

0
143

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’ada udiyaar garowka aafooyinka keydka maamulka Somaliland ayaa deeq raashiin oo loogu talagalay  kun qoys kuwareejisay gudiyada deegaanada Guumays’ samakaab iyo caday-buur ee gobolka sool.

Waxa goob-joog ahaa madasha lagu wareejinayey deeqdan raashiinka ah mas’uuliyiinta Hay’ada gudiyada deegaanada Guumays’ iyo samakaab.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa