Munaasabad lagu sagootinayay arday dhameeysatay fasalka 12-aad oo lagu qabtay magaalada Boosaaso

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabada ay ku qalin jabinayeen ardey dhameysatay Fasalka 12aad ee iskuulka Al-Najaax.

Munaasabadan lagu sagootinayay ardeydan dhameysatay dugsiga sare ayaa waxaa ka qeyb galay bahda waxbarashada, maamulka iskuulka Waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya